Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyadda qaraxii Muqdisho iyo cida ay la beegsadeen

Qarax ismiidaamin ah oo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan durba masuuliyadiisa sheegatay xarakada Al Shabaab. War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in qaraxa ismiidaaminta ah lala beegsaday kolonyo gaadiid ah ay la socdeen saraakiil Cadaan ah oo aysan sheegin Al Shabaab wadamada ay … Continue reading Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyadda qaraxii Muqdisho iyo cida ay la beegsadeen